Wareegga 1-aad ee tartan Cilmiyeedka degmooyinka caasimadda iyo gobollada dalka

Date:

Guddiga Tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka ayaa sameeyey isku aadka degmooyinka gobolka Benaadir iyo kuwa gobollada dalka oo sannadkaan loo sameeyey si Daah-furay oo si Live ay looga tebinayey SNTV iyo RM.

WAREEGGA 1-AAD

Taariikhda Magaca degmada Vs Magaca Degmada Natiijo
 
Ramadaan 1 W/X/Jajab Vs Waabari
Ramadaan 2 Dhahar Vs Hodan
Ramadaan 3 Jilib Vs Garbahaarey
Ramadaan 4 Shibis Vs B/weyne
Ramadaan 5 Boondheere Vs Wart-nabadda
Ramadaan 6 X/weyne Vs C/casiis
Ramadaan 7 Yaaqshiid Vs Dharkeynley
Ramadaan 8 Garoowe Vs Boosaaso
Ramadaan 9 Gaalkacyo Vs Kaaraan
Ramadaan 10 Marka Vs Hiliwaa
Ramadaan 11 Howl-wadaag Vs Jowhar
Ramadaan 12 Xudur Vs Kaxda
Ramadaan 13 Wadajir Vs Shingaani
Ramadaan 14 Deyniile Vs  Baydhabo
Ramadaan 15 Kismaayo Dhuusamareeb

 

Isku aadka Wareegga 1-aad ee Tartan Cilmiyeedka Bisha Ramadaan

Wareegga Labaad dib baan ka soo sheegi doonnaa.

ISKU AADKA DEGMOOYNKA ok

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New...

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka...