Guddiga Doorashooyinka oo sii wada diiwaan gelinta xisbiyada

Date:

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa sii wada diiwaan gelinta Axsaabta siyaasadeed ee dalka.

Guddiga ayaa shaaciyay astaamaha iyo calamada loo diiwaan geliyay xisbiyo hor leh, kuwaas oo la hubinayo in ay dad kale horay u diiwaan gashadeen iyo in kale, ka hor inta aan la guddoonsiin shahaadooyinka xisbinimo.

Guddiga ayaa Warbaahinta Qaranka ka baahiyay astaamaha xisbiyada Wadajir iyo Caddaaladda iyo Sinnaanta

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa horay u diiwaan geliyay ilaa 8 xisbi oo la guddoonsiiyay shahaadooyinka xisbinimo.

Hoos ka daawo xisbiga cusub cusub ee astaamahooda iyo calammadooda la iclaamiyay

Xisbiga Wada

Xisbiga Caddaaladda iyo Midnimada

Xisbiga Sinnaanta Ammaanka iyo Midnimo u ololeynta

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

WAFDI UU HOGGAAMINAYO GUDDOOMIYAHA HAY’ADDA SODMA OO GAARAY MAGAALADA BELEDWEYNE

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin...