Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya

Date:

Raโ€™iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali ย Khayre, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa Danjirahaย  Midowga Yurub ee Soomaaliya Veroniqueย  Lorenzo.

Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo danjirahaย  Midowga Yurub ee Soomaaliya Veroniqueย  Lorenzo ayaa kawada hadlay qodob dhowr ah, isagoo R/wasaare Kheyre uga mahad celiyey Midowga Yurub ย taageerada ay la garab taagan yihiin Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Danjiraha Midowga Yurub Veroniqueย  Lorenzo, ayaa sheegtay in ay sii wadi doonaan taagerada dhaqaale ee ay siiyaan Dowladda Soomaaliya, waxayna caddeysay in ay la dhacsan yihiin hanaanka Maamul ay ku shaqeyso Dowladda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...