Raโ€™iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya oo sheegay in Dowladda Federaalka ah ka Goโ€™an tahay Xasilinta Dalka

Date:

Mudane Xasan Cali khayreย Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliyaย  ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go,an tahay horumarinta Dalka iyo Dowladnimada Soomaaliya.

Wareysi uu siiyay Warbaahinta Qarankaย Mudane Xasan Cali khayreย Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayuu tilmaamay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay muhiimad gaara siinayso xaqiijinta Amniga taasoo uu sheegay in Dowladdu door gaara siinayso Nabadaynta Guudahaan Dalka.

Raโ€™iisul wasaare Xasan Cali ayaa wareysiga uu siiyay Warbaahinta Qaranka tusaale ahaan usoo qaatay in Dowladda Federaalka Soomaaliyeed Qorshaha Xasilinta Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...