Haweenka Sacuudiga oo loo ogolaaday Gaari wadidda

Date:

Muqdisho (SONNA) War ka soo baxay Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan bin C/casiis ayaa loogu fasaxay haweenka in ay laysanka gaariga dalban karaan,wuxuuna Boqorku sheegay in ayan jirin diin u diideysa haweenka in ay gawaadhida kaxaystaan.

Sacuudiga ayaa ahaa dalka kaliya ee adduunka haweenku mamnuuc ka yihiin in ay wadan karaan gawaarida, waana dhaqan muddo dheer ka soo jiray Sacuudiga, iyadoo la faray wasaarado badan sidii goโ€™aankan loo dhaqagelin lahaa.

Goโ€™aanka ay soo saartay Sacuudiga oo haweenka dalkaasi loogu fasaxay baabuur wadida ย ayaa waxa uu dhaqangeli doona sanadka dambe bisha June.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Golaha shacabka oo ansixiyey hindise sharciyeedka Barakacayaasha iyo dad dhigista

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo saaka booqday Safaaradda Soomaaliya ee dalka Aljeeriya

Wasiirka Wasaarada Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iiman Cige oo...

โ€˜Macawisleyda gobolka Hiiraan oo muujiyey Dhabar adeeg iyo Geesinimo (WARBIXIN)

Agaasimaha Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe...