Magaalada Jowhar oo laga dareemaayo Qaban qaabada Madaxtinimo ee Hirshabeele.

Date:

Magaaladda Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle ahna Caasimada Gobolka shabeelaha dhexe waxaa  ka socda diyaar Garowga Doorashadda Madaxweynaha ee Maamulkaas taas oo dhici doonta 24 Saac kadib.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliya AbuukarBacadle ayaa kusoo waramaaya in Magaalada laga dareemaayo Diyaar garowga dooroshada Madaxweynaha Hirshabeele taasoo ay u taagan tihiin Musharaxiin gaaraa  sideed”8″ waxaa ayna doonaayaan inay hugaamiyaan Maamulkaas.

Maalinta Sabtiga ah ayaa Baarlamaanka Maamulkaasi waxaa ay dooran doonaan Madaxweynaha Hirshabeele kaasoo badali doona Madaxweynihii Hore Cali Cabdulaahi Socoble oo ay kalsoonida kala laabteen Xildhimaanada Maamulkaasi.

Hasayeeshee Waxaa laga war sugaayaa Sideeda Musharax midka ku guulaysta Xilka Madaxtinimo ee Maamulka Hirshabeele.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo ka hadli doona arrimo ahmiyad leh oo ku aaddan xaaladda Guud ee Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeyb Gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee ITF

Magaalada Leipzig ee dalka Jarmalka ayaa lagu soo gabagabeeyay...

Hoggamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeeray goobaha ay ka socoto cod-bixinta doorashooyinka

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil...

Guddoomiye Aaden Madoobe oo codkiisa ka dhiibtay Baydhabo

Musharax Madaxweyne, ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe,...