Xildhibaannada Golaha shacabka oo ka doodaya arrinta Qalbi dhagax

Date:

Xildhibaannada Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh magaalada Mqudisho kaas oo ay uga hadli doonaan dhiibista Qalbi Dhagax oo ah sarkaal ka tirsan Jabhadda ONLF.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa qaba in kulanka maanta uu rajeynayo in uu u dhaco sidii loogu talo galay madaama Xildhibaanada inta badan ay dalka joogaan kana soo laabteen gudashada waajibka Alle ee Xajka oo ay ku maqnaayeen.

โ€œWaa ajandihii kal hore baaqday, markii kooramka la waayay ee ku saabsanaa arrinta Qalbi dhagax iyo qaraarkii ay Xukuumadda ka qaatay in laga doodoโ€ ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale