Raโ€™iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Jarmalka oo soo gaaray Muqdisho

Date:

Raโ€™iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Jarmalka ayaa goor-dhow ka soo dagay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee ย Magaalada Muqdisho waxaana ku soo dhaweeyay Madax ka tirsan Dowaladda Soomaaliya.

R/wasaaraha Dalka Jarmalka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda ayaa kulan laqaadan doono R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre .

Xigasho:SONNA

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...