Madaxwaynaha Puntland oo daahfuray dhismaha Wada eyl-dan gorayo

Date:

Munaasabaaani daahfurka dhismaha wada Dangorayo eyl waxaa ka sooq ayb galay Madaxwayanah Puntland ,ku xigeenkiisa ,Gudomiyaha Baarlamaanak Puntland ,Golayasha kala duwan ee Dowlada Oday dhaqameedyo culima awdiin  masuu liyiin ka socotay shirkada dhisi doonta wadaani iyo boqolaal qof oo isugu jiray qaybaha kala dwuan ee Bulsahda .

Islaan ciise islaan Maxamed islaan Muuse oo ka mid ah odayasha dahqanka Puntland oo munaasabadda ka hadalay ayaa sheegay inay soo dhawaynayaan dhismaha wadaadni diyaarna u yihiin taagero dhinac kasta ah.

Guddoomiyaha Baarlamaanak Puntland Axmed Cali xaashi oo isna meesha ka hadalay ayaa  ku booriyay bulshada reer Puntland in lag wada sahqeeyo Horumarka Dalka loona wada joosto harumarinta Wadanka.

Gabagabadii Madaxwaynaah Puntland oo xafladaani daahfurka ahayd hadal kooban ka jeediyay ayaa sheegay inay dadaal dheer u galeen sidii wadanku u heli lhaa kaabayaal dahqaale si loo gaaro horuar la taaban karo.

dhismaha wadadaan waxa uu muhiim u yahay kaabayaasha dhaqaale ee dalka iyo dalxiiska iyadoona dagmmada eyl ay tahay dagmo taariikhi ah lehna khayraad kala duwan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho

-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah,...

Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika

-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...