Raโ€™iisul Wasaaraha dalka oo kormeer ku tegay qaar ka mid ah Wasaaradaha dowladda iyo Akadeemiyada Cilmiga

Date:

Raโ€™iisul Wasaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya ย MudaneXasan Cali kheyre ayaa ย ugu horayn ย kormeer ku tagey ย ย Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare xiligaasi oo ay ka socotay ย shaqo maalmeedka Wasaaradda, waxanaa uu warbxino ka dhageystay ย ย masโ€™uuliyiinta Wasaaradda.

Cabdirahamaan Daahir Cismaan ย Wasirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare aya Raโ€™iisul Wasaaraha u sheegay in ย Wasaaraddu ay diyaarinayso qabashadda imtixaanka midaysan ee sanadkan oo la qorsheeyey in ay galan 23 kun oo ardey ah, siyaasadda waxbarashada ย qorshaha horumarinta ย waxbarashadaย  ee shanta sane ee soo socota iyo hagaajinta Maamulkaย  Guud ee Wasaaradda.

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaaย  tilmaamay ย in ย horumarinta Waxbarashada dalka ay ย tahay ahmiyadda ugu wayn e lagu gaari karo ย in dalkeenu ย uu gaaro halka uu hiigsanayo oo ah ย horumarย  .

Mudane Xasan Cali Kheyre Raโ€™iisul Wasaaraha dalka ย ayaa sidoo kale kormeeray ย ย Wasaaradahaย  Beeraha ganacsiga ย iyo Xanaanada Xoolahaย  oo degan hal xarun, waxa uuna dhamaan maamulada Wasaarada uu ka djhageystay hanaanka ay u shaqeyaan iyo qorshooyinka Wasaraadaha, isagoo ย dhiiriย  geliyey shaqaalaha Wasaaradaha uu ugu tegay iyagoo ku jira gudashada waajibaadkooda shaqo.

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliyaa ayaaย  cadeeyey in dowladdu ay bixineyso ย xaquuqda shaqaalaha ย balse aysan aqbali doonin in ย shaqalahu ย si wanaasan u gudan wajibaadkoodu , waxa uuna ย ku amray Wasaaradda beeraha in 12 shaqale ah oo an ย imaan shaqada bilaa cududaar laโ€™an shaqada laga ruqseeyo, booskooduna looga faaโ€™iidaysan doono muwaadiniin kale oo diyaar u ah ย inay si wanaagsan dowladda ugu adeego.

Dhinaca kale Raโ€™iisul Wasaaraha dalka ayaa ย isla maanta kormeer ku tagey xarunta Cilmiga, ย Fanka iyo Suuganta, isagoo xusay in xaruntaasi ย ay door weyn ku leedahay ย tayeynta Waxbarashada iyo horumarintaย  Dhaqanka.

Ka miro dhalinta qorsha ย howleed wanaagsan waxa saldhig u ah ย korjoogteyn iyo isla xisaabtan Raโ€™iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka oo aragtidaa ka duulaya ayaa Raโ€™iisul wasaaruhu waxa uu kormeer howleed ku tegaa xarumaha hayโ€™adaha dowladda, si looga warqabo howlwadeenada xarumaha uu kormeerayo sida ay bulshada ugu adeegayaan.

Nasra Bashiir Cali

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulan looga hadlayay xoojinta wacyigelinta adeegyada Aqoonsiga Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho

Hayโ€™adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweynihii hore Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...