Booliiska Galmudug oo gacanta ku dhigay rag kufsi iyo jirdil geystay

Date:

Taliyaha qeybta booliska gobolka Mudug ee Galmudug ayaa Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay in ciidanka booliska Galmudug ay gacanta ku dhigeen ragg sida uu sheegay kufsi iyo jirdil ugu geystay magaalada Gaalkacyo gabar Soomaaliyeed.

Taliyaha ayaa sheegay in tirada ragaan ay gaarayaan ilaa iyo  shan ruux isla markaana falkaasi ay u geysteen gabadha Soomaaliyeed xilli ay ku sugneyd magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Ragga falka isugu jira kufsiga iyo jirdilka geystay ayuu sheegay in iminka lagu hayo saldhiga ciidanka booliska ee Gaalkacyo, islamarkaana goor dhow uu si faah faahsan warbaahinta ugu sharixi doono qaabka falka uu u dhacay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...