Ciidamada Xoogga Dalka ee ka hawlgalaya deegaanka Sinadhaqa ee Gobalka Galguduud ayaa dilay 15 ka tirsan khawaarijta Alshabaab ka dib markii ay isku dayeen in ay dib u soo weeraraan Saldhigyo Ciidamada Qaranku ka saareen maalin ka hor.
Ciidamada xoogga oo hayay macluumaadka Khawaarijta iyaga oo ka faa’iidaysanaya sirdoonkooda iyo wadashaqaynta Shacabka deegaanka ayaa si xirfadaysan u jabiyay isku dayga argagixisada.
Dawladda Soomaaliya waxay xusuusinaysaa maleeshiyaadka ay khawaarijtu marin habaabisay in waqtigu gabaabsi ku yahay ayna sii yaraanayso fursadda ay u haystaan in ay kaga baxaan safka argagixisada.
Dawladdu waxa ay u mahad celinaysaa Shacabka Soomaaliyeed oo kacdoonkoodu uu yahay Kan micnaha u yeelaya halganka xoraynta Dalka.
Dawladdu waxay kale oo ay u mahadcelinaysaa saaxiibada caalamka ee garab taagan, si gaar ah, dawladda
Madaxweynihii Hore ee Galmudug Abdikirin Hussein Guled ayaa bogaadiyay kacdoonka shacabka ee ka bilowday qeybo ka mid ah Soomaaliya.
Dalkeena iyo dadkeenu waxey ku jiraan xilli aad u adag oo ay isku biirsadeen abaarro, sicir barar iyo gumaadka Al Shabaab. Waxaan sidoo kale ka nimid waqti adag oo doorasho. Marxalad walba oo adag waxey ku kacdaa qiimo gaar ah. Dad waxey bixiyan naftooda, kuwo maalkooda, qaarna waxey ku kaban duco iyo niyad wanaag dadka u taagan in caqabaddahaas la xaliyo.
Al Shabaab waa sababta caqabaddaha maanta dalkeena yaala sida amni darada, dhaqaalo xumada, sicir bararka iyo rajada xumada ka muuqata shacabka. In laga adkaado waxey daawo u tahay dhammaan caqabaddahaas. Si aan u helno Soomaaliyada aan rabno waa inaan xooggeena, xikmaddeena iyo xoolaheena isugu geyna in la tir tiro Al Shabaab. Dariiq walba oo arrintan saamixi kara waa inaan tijaabinaa.
Waxaan boggaadinaya dadweynaha deegaanada Hirshabeelle iyo Galmadug ee go’aansaday iney gunnimada iska dulqaadaan, deegaanada kale ee ayaguna abaabulka ku jira waa ku dhiiri galinayaa waana bogaadinayaa. Waxaa sidoo kale bogaadin iyo amaanba mudan ciidanka Xooga Dalka ee jiida hore ka dagaalamaya iyo madaxda labada heer maamul oo iyaguna muujinaya kaalin wax ku ool ah. Ummaddeenu intaan ka badan ma xamili karto Al Shabaab. Waa inaan aaminaa, kana dhabeyna in la joogo xilligii lasoo afjari lahaa argagixisadda.
Siyaasiyiinta waaweyn ee aan xilalka heynin, ganacsatada, aqoonyahanka, qubajoogta Soomaaliyeed iyo dhammaan qeybaha bulshada waxaan ugu baaqaya in dagaalkan loo midoobo oo aan laga dhigin masuuliyad saaran cid gaar ah. Waa lagama maarmaan ah inaan maanta muujino MIDNIMO QARAN, umaduhuna marxaladahaan oo kale waxay kaga gudbaan midnimadaas iyo isku duubnidaas.
Al Shabaab waxey diidanyihiin jiritaanka Qaran Soomaaliyeed. Qofkii diida jiritaanka Qaranimadaada wuxuu diiday qofnimadaada. Shabaab waxaa dil ugu xukuman qof walba oo Soomaaliyeed oo damiir iyo faham leh, mana jirto sabab aan u bixino fursad ay dhammaanteen nagu laayaan oo ay Dalka iyo Dowladnimada ku bur buriyan.
Qof walboow kaalintaada dagaalka ka qaado. Qori, qalin, qarash ama qeylo dhaan wixii aad awooddo.
8-sano sano kaddib ayeey markale maanta suurta gashay in Gaadiid ciidan oo Muqdisho ka baxay ay gaaraan gobolada dhexe ee Soomaaliya.
Gaadiidkan oo ah kuwa culus ee ciidamada xoogga dalka ayaa loogu talo galay ciidamada qeybta 21-aad oo aan horay u heli jirin gaadiidka culus iyo kuwa gaashaaman ee ciidanka marka laga reebo Gaadiidka Cabdi Bile-yaasha oo diyaarado looga dajin jiray maadaama ay Shabaab haysteen wadada xiriirisa Muqdisho iyo gobolada dhexe.
Gaadiidkan iyo ciidanka Soomaaliyeed ee galbinaya ayaa wax ka yar 7-maalin u tagay Guriceel waxa ayna durba u gudbeen deegaanada Beriga Galguduud si ay uga qeyb qaataan baacsiga Al-shabaab.
Sanadkii 2014-kii ayaa u dambeysay in Gaadiid ciidan oo Muqdisho ka baxay ay tagaan gobolada dhexe ee dalka taasi oo muujineysa sida Al-shabaab u lumiyeen deegaanadii ay kaga dhuumaaleysan jireen wadada dheer ee Muqdisho iyo Galmudug.
The UN University for peace marked another historical achievement following the signing of the instrument of accession by Somali President Dr Hassan Sheikh Mohamud. The move means that the Somali Government has officially endorsed the UPEACE Charter and is expected to implement it.
Dr Juan Carlos, Global Dean of Upeace having a chat with Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud at UN’s General Assembly, 20th September, 2022
Reacting to the news, the University’s country representative Dr Mohamed Osman said the decision by the president is a welcome news. “This is highly welcome news, and it puts the university’s Somalia branch at the same level with the rest of the countries that have signed the charter,” said Dr Mohamed.
“The students will also benefit from various scholarships offered by the institution”, added Dr Mohamed.
President Hassan Sheikh Mohamud (centre), having a light moment with Dr Juan Carlos, Global Dean of Upeace. With him is Chief of Staff Office of The President of the Federal Republic of Somalia Dr. Hussein Sheikh Mohamud
Somalia’s President Dr Hassan Sheikh Mohamed signed the instrument of accession while attending the 77th UN General Assembly, making Somalia the 42nd country to sign the charter, which was born out of UN General Assembly Resolution 35/55 of 5th December 1980 which established the University for Peace with Headquarters in Costa Rica and Regional Programmes in Africa (Ethiopia), Europe (Netherlands) Asia (China), South East Asia (Philippines), and in South America (Honduras).
A map showing Upeace Regional Offices
A few years ago, the University was welcomed in Somalia after it started offering its courses. Before that, Somali students used to travel to Costa Rica and to the neighbouring country, Ethiopia, where the University has its Africa Regional campus for the continent.
“The signing of the UPEACE Charter by the president is yet another huge step for the university and we hope it opens doors for expansion in Somalia and for many students to enroll into the courses offered by the university” said Dr. Mohamed Yusuf, UPEACE Somalia Country Director.
kisa: Dr Juan Carlos, Global Dean of Upeace (center) posing a picture with President Hassan Sheikh Mohamud and Ambassador Narinder Kakar, Permanent Observer of the University for Peace to the United Nations at the 77th UN General Assembly.
The establishment of the university in Costa Rica, a country in Central America, played a pivotal role in establishing the first base for the University. In Africa, the University established its Africa Regional Programme in 2002 in Addis Ababa, Ethiopia, which opened doors to thousands of African students keen on pursuing courses related to peace, security and development.
Many of the graduates are now using the knowledge gained to build peace and help support their communities. In August 2018, Upeace established its first campus in Mogadishu, Somalia University’s first batch of students for Master’s and PhD Programs.
UPEACE will be organizing its next graduation ceremony in Somalia at the end of October 2022 with more than a hundred Masters and at least 10 doctoral students expected to receive their Degrees.