Home Blog Page 592

AGAASIMAHA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA WARBAAHINTA MADAXTOOYADA OO XILKA KALA WAREEGAY AGAASIMIHII HORE

Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdulqaadir Cali Dige ayaa munaasabad ka dhacday Villa Soomaaliya xilka kagala wareegay Agaasimihii hore ee Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Mudane Cabdirishiid Maxamed Xaashi.

Agaasimaha guud ee Hay’adda nabad suggidda iyo sirdoonka Qaranka oo magacaabayTaliyaha Hay’adda Nabad sugida Gobalka Banaadir.

Agaasimaha guud ee Hay’adda nabad suggidda iyo sirdoonka Qaranka Mudaned Mahad Maxamed Salaad ayaa Taliyaha Hay’adda ee Gobalka Banaadir umagacaabay Muxyadiin Warbac Shadoor oo ah sarkaal muddo dheer ka tirsanaa hay’adda lehna Khibrad dheer oo dhinaca amniga ah.

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha abaaraha oo ka hadlay xogta iyo warbixinada, uu ka aruuriyay xaaladda abaaraha dalka.

0

WAR-SAXAAFADEED

Baaq ku aaddan Xaaladda Abaaraha ee Dalka.

Muqdisho, May 30, 2022 – Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, wuxuu warbaahinta la wadaagayaa xaaladda haslista ah ee abaaraha iyo arrimaha bani-aadannimada dalku marayo.

Israa’iil oo muwaadiniinteeda uga dhigtay in ay u safraan Turkiga

Israa’iil ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan Turkiga, iyadoo sabab uga dhigaysa hanjabaadda Iran ee ah inay u aargudi doonto dilkii toddobaadkii hore loo geystay Kornaylkii Ciidamadda Ilaalada Kacaanka ee Iraan.

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweyne Hassan sheikh u qaabilsan Abaaraha oo la kulmay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya.

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Turkey ee Soomaliya Amb. Mehmet Yilmaz

Guddiga gurmadka Abaaraha iyo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha oo kulmay.

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha, Md. Cabbdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Md. Mahdi Maxamed Guuleed.

SAWIRRO:Wafdi uu Hogaaminayey Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka oo Haatan Gaaray Magaalada Baydhabo.

Magaalada Baydhabo ee Caasimada Gobolka Baay Maanta waxaa gaaray Wafdi uu Hogaaminayey Agaasimaha Guud Madaxtooyada Qaranka Mudane Xuseen Shekh Maxamuud .

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliska soomaaliya oo maanta xariga ka jaray Dhisme cusub oo lagu soo kordhiyey Xarunta Ciidanka Ilaalada Wadooyinka.

Waxaa Maanta Xaflad kooban ay ka dhacday Xarunta Ciidanka Ilaalada Wadooyinka taas oo lagu soo kordhiyay Dhisme cusub oo maanta la daah furay.

SAWIRRO:Ergayga Gaarka ah Ee Arimaha Gurmadka Abaaraha oo kulan maanta la yeeshay Safiirka Dowladda Imaaradka carabta ee Soomaaliya .

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, Amb. Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi.

DHAGEYSO:Gudoomiyihii guddiga doorashada ee heer Federaal ee lakala diray oo sodhaweyeey kala dirstii Ra’iisalwasaaraha uu ku sameeyey.

0

Gudoomiyihii guddiga doorashada ee heer Federaal, Ee Xalay uu kala diray Ra’iisalwasaaraha dalka Mudane Mohamed Hussein Rooble Muuse Geelle Yuusuf, ayaa soodhaweeyey kala diristii ay xukuumada kala dirtay guddiyadi doorashada Dad baneed.