Ra’iisul Wasaaraha XFS oo maanta ka qeyb galay Salaadda Janaasada Alle ha u naxariisto  xildhibaan hore  Daahir Xasan  Gutaale.

Date:

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya  mudane Xamse Cabdi Barre oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaarihii hore dalka mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye  Qoor-Qoor iyo mas’uuliyiin  golayaasha dowladda ayaa Masjidka isbaheysiga islaamka  kaga qeyb galay Salaadda Janaasada Alle ha u naxariisto  xildhibaan hore  Daahir Xasan  Gutaale.

 

Alle ha u naxariisto  xildhibaan hore  Daahir Xasan  Gutaale waxa uu ahaa muwaadin xiliyo adag usoo shaqeeyay qaranka kaas oo shalay ku geriyooday Dalka India.

 

 

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...