XUKUUMADDA

Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga oo ka qeyb galay shir looga hadlayey waxbarashada dhallinyarta iyo xirfadsiintooda,

Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga Mudane Deeq Saleebaan Yuusuf ayaa ka qeyb galay shir goboleed heerkiisu aad u sarreeyay...

Wasiirka Maaliyadda Soomaliya oo kulan dib-u-habaynta hannaanka dhaqaalaha Soomaaliya looga hadlayey la qaatay masuuliyiin katirsan Dowladda UK.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaliya  Abdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la qaatay masuuliyiin katirsan Dowladda UK oo kala ah #Kate_Foster Safiirka UK ee...

SAWIRRO:Ra’iisul Wasaare Rooble oo galabtay waqti la qaatay qaar kamid ah shacabka muqdisho.

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta wakhti la qaatay qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho. Raisulwasaraha ayeey ku bogaadiyeen shacabka...

Wasiiradda Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka oo maanta Kormeeray dhismaha cusub ee Xarunta Qaran ee Gurmadka Deg Dega.

Wasiiradda Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka XFJS Hon Khadija Mohamed Diriye oo ay wehlinayaan Agaasimaha Guud Axmed Abukar Axmed, Agaasimaha Gargaarka, iyo lataliyaha Xiriirada...

Wasiirka gaashaandhigga dawladda FS oo la kulmay dhigiisa dalka Tanzania

Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga XFS , Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Daarusalaam ee caasimadda dalka Tanzaniya wasiirka Difaaca iyo adeegga Qaranka...

Ugu Akhris Badan