XUKUUMADDA

Ra’iisal wasaare Xamsa oo shacabka Somaliland ugu baaqay in ay u istaagaan difaaca dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si qoto dheer kaga hadlay damaca gurracan ee Itoobiya, isagoo fariin u diray...

Guddiga qaban qaabada Banaanbaxa Berri oo war soo saaray.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare, ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga qabanqaabada Banaan baxa Difaaca Gobonimada Dalka ka dib damacii Itoobiya ee doonista...

Dowladda Jabuuti oo ka hadashay damaca Ethiopia ee xeebaha Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Jabuuti oo war ka soo saartay damaca gurracan ee dowladda Itoobiya ee dhulka Soomaaliyeed ayaa sheegtay inay muhiim tahay ilaalinta...

Dowladda FS oo ka xun tallaabooyinka maamulka Somaliland ee lagu caburinayo warbaahinta iyo dadweynaha

Muqdisho, 08, Janaayo, 2024: Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay aad uga xun tahay tallaabooyinka gurracan ee maamulka Somaliland isugu dayayo in uu ku af...

Wasiiradda iyo Xildhibaanada labada gole Baarlamaan JFS ee gobolka Awdal oo digniin adag ka soo saaray damaca gurracan ee Itoobiya.

Wasiiradda iyo Xildhibaanada labada Gole Baarlamaan ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kana soo jeeda Gobolka Awdal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa...

Ugu Akhris Badan