XUKUUMADDA

Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa kulan la qaatay madaxda Hay’addaha Amniga Qaranka.

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyay kulan muhiim ah oo uu isugu yeeray madaxda heyโ€™adaha mniga iyo...

Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee dhanka taageerada howlgallada.

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka taageerada...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inaysan dhex dhexaadin imaan karin ilaa Ethiopia ka laabato qaladka ay gashay.

Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay goโ€™aanka golaha ammaanka iyo nabadda Midowga Afrika uu ku muujiyey sida uusan goluhu marnaba u ogoleyn in lagu xad...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay wafdi ka socday Dowladda Switzerland.

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta kulan miro dhal ah la qaatay...

Ugu Akhris Badan