Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block.php on line 257

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

XUKUUMADDA

Ra’iisul Wasaare Xamse “Culimada Sooomaaliyeed waxaa looga baahan yahay in ay bulshada ka wacyi geliyaan dabarka musuq maasuqa “

Ra’iisul wasaaraha XFS, Xamse Cabdi Barre ayaa faray Culimaa’udiinka Soomaaliyeed in ay doorkooda ka qaataan la dagaallanka musuq-maasuqa. Mudane, Xamse ayaa sheegay in dadka xilalka...

[DAWO] Hey’adda Maareynta Masiibooyinka oo maanta 3,000 oo qoys gargaar ugu qeybisay degmada Wadajir

Hey'adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka iyo Hey'adda IHH oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa maanta 3,000 oo qoys gargaar ugu qeybiyey degmada Wadajir ee Gobolka...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa soo saaray baaq nabadeed oo ku aaddan dagaalka Laascaanood.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa soo saaray baaq nabadeed oo ku aaddan dagaalka Laascaanood. “ Waxaan dirayaa baaq...

XFS Iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo ku bogaadiyay Culumada Soomaaliyeed sida ay u caddeeyeen go’aankooda la dagaallanka Khawaarijta

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar casho sharaf ugu sameeyay Culuma'udiinka Soomaaliyeed...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Magacaabista Taliyaha cusub ee Booliiska Soomaaliya

Shirka Golaha Wasiirrada oo uu maanta guddoomiyay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa lagu ansixiyey iyo Magacaabista Taliyaha...

Ugu Akhris Badan