XUKUUMADDA

Waxqabadka Dowladda ee Toddobaadlaha

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay kulan dadweyne oo shacabku ay ku weydiinayeen su’aalo ku saabsan waxqabadka iyo hawlaha horyaalla dowladda. 2-...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo soo dhaweeyay dhigiisa dalka Burundi

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay  Wasiirka Arrimaha dibedda iyo horumarinta Iskaashiga ee Jamhuuriyadda Burundi mudane Albert Shingiro iyo...

Gabar sadax bilood jirtay oo Hooyadeed dib ula midowday 54 maalin ka dib dhul gariirkii Turkiga. {Sawirro}

Gobolka Adana ee dalka Turkiga ayaa waxaa ka dhacday dhacdo cajiiba, taasoo ah gabar yar oo gacanta hooyadeed dib loogu soo celiyay, ka dib...

Ra’iisulwasaaraha XFS oo u mahad celiyay intii kasoo shaqaysay meel marinta Hindise sharciyeedyadii uu meel mariyay labada gole ee BFS

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Guddoonka Baarlamaanka iyo Xildhibaannada meel marinta iyo saxiixa hindise sharciyeedyada...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabbilay safiirka Denmark u joogo Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiskiisa uu ku qaabbilsay Danjiraha Dowladda Denmark u fadhiya Soomaaliya, Steen Sonne Andersen. Ra’iisul...

Ugu Akhris Badan