XUKUUMADDA

Wasiir Beyle”Waxaan rajeynaynaa in deymaha nalaka cafiyo sanadkan”

Muqdisho (SNTV) Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliaydda Somaaliya oo warbaahinta u qabtay shir jaraa’id bille ah waxaa uu ku faah faahiyay waxyaabihii u qabsoomay...

Sii hayaha Wasiirka Tamarta XFS oo Imaraadka Carabta uga qeyb galaya shir looga hadlayo Tamarta

Muqdisho (SNTV):- Sii ahayaha Wasiirka ahna Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dalka ayaa Imaaradka Carabta uga qeyb galayo shir looga hadlayo Tamarta...

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda XFS oo faah faahiyay shirkado ay shatiyo siiyeen

Muqdisho (SNTV) Mudane Cabdullahi Bidhaan Warsame Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga & Khayraadka Badda Xukuumadda Soomaaliya oo Xafiiska  Saxaafadda Kula hadlayay ayaa ka warbixiyay dhawaan Shirkado ay...

R/wasaare Khayre oo soo geba gebeeyey la xisaabtanka Golaha wasiirada

Muqdisho (SNTV) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa soo gebegebeyay isla-xisaabtanka golaha wasiirrada oo si joogta ah u socday muda shan...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo si rasmi ah u daah-furay isticmaalka Miisaaniyadda Dalka ee 2019

Muqdisho (SNTV) Isticmaalka Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee sanadka 2019 ayaa maanta si rasmi ah u furmay ka dib munaasabada ballaaran oo ka dhacday magaalada...

Ugu Akhris Badan