XUKUUMADDA

Wasiirada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Kenya oo kulmay

Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo dhigiisa dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa maanta ka wadahadlay iskaashiga dagaalka ka dhanka Khawaarijta kadib kulan...

Waxqabadka dowladda Soomaaliya ee todobaadkan.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta magaalada Dooxa kulan kula yeelanaya Amiirka dalka Qatar, Sheikh Tamim Bin Hamad Al Thani. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka Dr. Muhammed Al-Jasser. Waxa ay ka wada hadleen sidii Bangiga uu...

Ra’iisul wasaare Xamse oo magacaabay gudidda tira-koobka hantida qaranka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Guddiga Tira-koobka, Soo Celinta, Qiimeynta iyo ka Talo-Bixinta Nidaaminta Hantida Qaranka. Gudiddan ayaa...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan gaar ah la qaatay Maamulaha guud ee sanduuqa hormarinta Sacuudiga.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan Magaalada Jidda ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa kulan gaar ah oo miro dhal ah la...

Ugu Akhris Badan