XUKUUMADDA

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta oo daah-furtay daabulidda xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Robow Cali {Abuu-Mansuur} ayaa ku dhawaaqay in si rasmi ah uu maanta u bilowday duulimaadka Xujeyda Soomaaliyeed...

Shirkii Madasha Maayarada Soomaaliya oo Warmurtiyeed laga soo saaray .

Wasaaradda Arrimaha gudaha XFS ayaa Warmurtiyeed kasoo saartay Shirkii Muqdisho ugu soo dhamaaday Madasha Maayarada Soomaaliya kaas oo Wasaaraddu qabatay.

Wasiirka Maaliyadda oo Sharma Shiikh kula kulmay wasiirka horumarinta caalamiga ah ee dowladda Canada.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa Magaalada Sharma Shiikh ee Dalka Masar waxa uu kulan miro-dhal ah kula yeeshay Wasiirka Horumarinta...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo magaalada Sharma Shiikh uga qeybgalay shir looga hadlayo horumarinta dhaqaalaha Bariga Afrika

Wasiirka wasaaradda maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan Magaalada Sharma Shiikh ee dalka Masar ayaa maanta ka qayb galay...

Ugu Akhris Badan