XUKUUMADDA

Xukuumadda Soomaaliya oo cambaareysay falkii lagula kacay marxuumad Caa’isho

Muqdisho (SNTV)- Golaha Wasiirrada XFS ayaa maanta shirkoodii ay yeesheen oo uu shir guddoominayay ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre waxa ku cambaareeyeen falkaas waxshinimada ah. Xukuumadda...

Xukuumadda oo Meel Marisay Hindise Sharciyeedyo, Siyaasado iyo Heshiisyo

Muqdisho; Khamiis, Feberaayo 28, 2019 –Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay siyaasadda diiwaan gelinta aqoonsiga dad-weynaha Soomaaliyeed oo ay diyaarisay wasaaradda...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka: La Wareegidda Kulyadda Jaalla Siyaad waa tillaabo Amni oo Dawladdu Horay U Qaaday

Muqdisho (SNTV)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo maanta ka qayb galay munaasab ciidanka xoogga dalku ay ciidamada...

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo booqday qaar ka mid ah shirkadaha Diyaaradaha soo saara ee Maraykanka

USA-(SNTV)-Wasiirka Wasaaraadda  Gadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya Mudane; Maxamed Cabdullahi Omaar, oo booqasho shaqo ku jooga Waddanka Mareykanka ayaa booqday, shirkadda Diyaaradaha sameysa ee...

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho (SNTV)- Kulankaan uu Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid xafiiskiisa kula yeeshay Safiirka cusub ee dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya...

Ugu Akhris Badan