Waxbarasho

Wasiirka Waxbarashada XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho (SNTV):-Wasiirka waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Bare ayaa  xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee dawladda Turkiga...

Wasaaradda waxbarashada XFS oo deeq waxbarasho u direysa Ardeydii kaalmaha hore ka galay imtixaanka dowladda

Muqdisho (SNTV):- Wasiir ku-xigeenka wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Feysal Cumar Guuleed,wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada, iyo agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada ,ayaa maanta...

Safiirka Soomaaliya ee Suudaan oo la kulmay Madaxda iyo Maamulka Hay’adda Warbaahinta Afrika “Sawirro”

Khartoum (SNTV- Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane C/risaaq Axmed Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Madaxda iyo Maamulka Hay’adda Warbaahinta Afrika oo...

Wasaaradda waxbarashada XFS oo tababar u soo xirtay 280 Macalin

Muqdisho (SNTV) Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Feysal Cumar Guuleed ayaa maanta xarunta jaamacadda Gaheyr ee...

Wasaaradda waxbarashada XFS oo tababar u furtay 270 macalin

Muqdisho (SNTV)-, December, 25, 2018:- Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta Sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaaladda Muqdisho tababar  ugu furtay 270 macallin...

Ugu Akhris Badan