Khawaarijta Al-Shabaab oo gubay Guryo ay leeyihiin Dad Shacab ah

Date:

Maleyshiyaadka Kooxda Khawaarijta ayaa  saaka dab qabadsiiyay guryo dad shacab ah leeyahay Deegaanka Huldooyaale ee Koonfurta Gobolka Mudug iyadoo ujeedka kooxdu yahay inay iska horkeento bulshada deegaankaas.

Maamulka Magaalada Baxdo ee Gobolka Galgaduud iyo Saraakiisha Booliska  ayaa gaaray deegaanka si ay usoo arkaan dhibka Khawaarijtu ka geysatay.

Guddoomiye ku xigeenka Baxdo Ahmed Salaad dheere iyo Taliyaasha Booliska Bajeela iyo Baxdo ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in Deegaanka ay gubeen Maleeshiyaad ka Amar qaata Khawaarijta Al Shabaab waxayna sheegeen inay ka jawaabi doonaan dhibka khawaarijtu ka gaysteen Huldooyaale.

La soco Faah faahin dheeraad ah.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Masuuliyiin ka tirsan Dowladda oo kulan la qaatay beeraleyda Gobolka Shabeellaha Hoose

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS, Xildhibaan Maxamed Cabdi...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO BOOQASHO SHAQO KU TAGAY XARUNTA WASAARADDA WARFAAFINTA

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Kulan looga hadlayay xoojinta wacyigelinta adeegyada Aqoonsiga Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho

Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho...