Wararka

UNHCR Oo dib u dajin u sameeysay Boqol oo Qoys oo Barakacayaal ah.

Maamulka Dagmada Galkacyo ee Galmudug iyo Hay'adda UNHCR ayaa maanta dib u dajin u sameeyay Boqol oo Qoys oo Barakacayaal ah kuwaas oo ka...

100 ka mid ah Khawaarijta Oo Lagu dilay hawlgallo Maanta dhacay.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanaya dadka deegaanka iyo saaxiibada caalamka ayaa howlgal wadajir ah oo ay ka sameeyeen deegaanka Ceel Gorof ee gobolka...

Rw Xamse Oo Booqday Xarunta Isgaarsiinta Jabuuti.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta booqday...

Wasir Fiqi oo QM kala Hadlay Taakulaynta Dadka Soomaaliyeed.

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi iyo wasiiru dowlaha mudane Ilyas Ali Hassan ayaa maanta xarunta wasaaradda kulan...

Khawaarijta Oo Lagala Wareegay Wabxo.

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa Khawaarijta Al Shabaab kala wareegay deeggaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud oo muddo 15 sanno ka badan...

Ugu Akhris Badan