Wararka

Ururka Gargaar iyo Gurmad oo taageero u raadinaya Muwaadin xanuunsan

Ururka Gargaar iyo Gurmad oo ah urur maxali ah ayaa waxa ay taageero u raadinayaan muwaadin Soomaaliyeed oo xaaladdiisa caafimaad dalka wax looga qaban...

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida oo Dil ku xukuntay eedeysane loo heystay dilkii Wasiirkii Howlaha Guud.

Maxkamadda Darajadda Koowaad ee Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku riday mid ka mid ah eedeysanayaashii loo heystay dilkii...

Bisha Cas ee Imaaraadka oo afurin u sameysa boqolaal qoys oo danyar

Hay’adda Bisha Cas ee dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa maalinkii 21 aad waxaa ay magalaada Muqdisho ka wadda afurin ay u sameeneyso  qoysaska danta...

Dowladda Norway oo aqoonsatay baasaboorka Soomaaliga

Agaasimaha guud ee hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/sare Maxamed Aadam  Koofi, ayaa sheegay in dowladda Norway ay aqoonsatay baasaboorka Soomaaliga gaar ahaan diblomaasiga, isagoo...

Dhaliyaro olole nadaafeed ka sameeyay Pizza House

Olole nafaadadeed ayaa saaka dhalinyaro wiilal iyo gabdho isugu jira ka bilaabeen gudaha Maqaayada Pizza House oo sadex habeen ka hor  Weerar ismiidaamin iyo...

Ugu Akhris Badan