Wararka

Wasiirka Warfaafinta XFS iyo Masuuliyiin katirsan Turkiga oo daah furay qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay warbaahinta  caalamiga ee TRT World

Wasiirka Warfaafinta , Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama iyo Madaxa Golaha Warbaahinta Jamhuuriyadda Turkiga, Prof. Fahrettin Altun ayaa...

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa gargaar gaarsiisay Magaalada Xudur halkaas oo daadad xoogan ay ku soo rogmadeen

Wafdi uu hugaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa Maanta Gaaray Magaalada Xudur ee Caasimada Gobolka Bakool oo uu dhawaan...

Tirada muhaajiriinta ku dhimanaya badda Tunisia oo korortay

Mas’uul u hadlay caafimaadka gobolka Sfax ee dalka Tuuniisiya, ayaa ka digay in tirada meydadka muhaajiriinta ee ka yimid dalalka ka hooseeya Saxaraha ee...

Ciidanka Booliska Puntland oo hawlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen Boosaaso ku qabtay gaari waday lacago been abuur ah

Ciidanka Booliska Maamul Goboleedka  Puntland ayaa hawlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen Boosaaso waxay ku qabteen gaari waday lacago been abuur ah. Warbixin lagu daabacay...

Safiirka JFS ee dalka Serbia oo la kulmay Wasiirka Horumarinta dalka Serbia

Safiirka JFS ee dalka Serbia Danjire Maxamed Cabdullahi Axmed ayaa ku qaabilay Safaaradda maanta Wasiirka Horumarinta dalka Serbia Mudane Edin Đjerlek Inta uu socday kulanka...

Ugu Akhris Badan