Wararka

Ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Waabari oo gacanta ku dhigay labo eedaysane oo dhac ka gaysanayey Gudaha degmadaas

Ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Waabari ayaa Xalay  gacanta ku dhigay labo eedaysane oo dhac ka gaysanayey Gudaha degmada Waabari ee Gobalka Banaadir. Eedaysanayaasha ayaa mid...

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka oo Boqolaal Shacab ah Gargaar ugu qeybisay Degmada Masagawaa

Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta Boqolaal Shacab ah waxa ay Gargaar ugu qeybisay Degmada Masagawaa ee Gobolka Galgaduud oo bilooyin ka...

Guddiga madaxa banaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka oo dorrtay Guddoomiye ku xigeen

Guddiga madaxa banaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka ayaa Mudane Maxmed Xasan Idris (Geney) u doortay Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga kadib doorasho Ka...

DEG-DEG:-Duufaan xoogan oo waxyeelo ka geysatay dalka Mareykanka

Hal qof ayaa ku dhintay tobanaan kalena waa ay ku dhaawacmeen, ka dib markii duufaan sababtay in saqafka sare ee tiyaatarka, uu ku soo...

Ciidamada xoogga dalka oo dilay 14-ka mid ah Khawaarijta Al-shabaab

Ciidanka xoogga dalka  ayaa saaka toogtay 14  Maleyshiyo ah oo ka tirsan khawaarijta kuwaas oo isku dayay inay soo weeraraan fariisimaha ciidanka ee deegaanka...

Ugu Akhris Badan