Wararka

Ciidanka ammaanka Caasimadda oo gacanta ku dhigay dhagar qabe katirsan khawaarijta

Ciidanka ammaanka Caasimadda ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Hodan ee magaalada Muqdisho waxay ku soo Qabteen dhagar qabe ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab, kaas...

Dadweynaha Turkiga oo u dareeray goobaha Cod bixinta

Dadweynaha Turkiga ayaa safaf dhaadheer u galay saaka saacadu marka ay ahayd 08:00 doorashooyinka Baarlamaanka iyo tan madaxweynaha, Doorashadan oo ah mid aad u...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo kormeeray xarunta carruurta agoonta ciidanka Booliiska

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalk Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa kormeer ku tagay Xarunta Agoonta Booliska Soomaaliyeed ee barbaarinta Carruurta. Wasiirka...

TALIYAHA CIIDANKA BOLIISKA OO BOOQDAY GAADIID LOO DIYAARIYAY ADEEG DADWEYNE.

TALIYAHA CIIDANKA BOLIISKA OO BOOQDAY GAADIID LOO DIYAARIYAY ADEEG DADWEYNE. Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa soo indha indheeyay fulinta qorshihii dib u habeynta Gaadiidka...

Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Hirshabeelle oo maanta kulan la qaatay Hay’addaha Samafalka.

Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Dowladda Hirshabeelle ayaa maanta kulan la qaatay Hay'addaha Samafalka ee ku sugan Magalaada Beledweyne. Kulanka Gudiga Fatahaadaha iyo Hay'adaha Samafalka waxaa sidoo...

Ugu Akhris Badan