Wararka

Dowladda Soomaaliya,oo 9 muwaadiniin ku go’doonsanaa Sudan dalka ku soo celisay.

Dowladda Soomaaliya, ayaa 9 muwaadiniin ah oo laga soo badbaadiyay dagaalada ka socda dalka Suudan ka soo dejisay Muqdisho. Muwaadiintaan, ayaa ka soo duulay magaalada...

Taliyaha Boliiska oo booqday qorshaha dayactirka Akademiyada General Kaahiye {SAWIRRO}

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya, Sareye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa booqday qorshaha dayactirka iyo dib u naqshadeynta dhismaha Akademiyada Boliiska ee Sareeye Guuto Kaahiye....

Madaxweynaha Puntland oo saaka kormeeray Isbitaalka Gaalkacyo {SAWIRRO}

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saaka kormeeray Isbitaalka Gaalkacyo Medical Center (GMC). Madaxweynaha ayaa booqday qeybaha kala duwan ee Isbitaalka isagoo warbixin...

Magac walba oo ay noo bixiyeen, maanta iyaga ayaa shalaay jooga (Warbixin).

Bilowgii so ifa-bixida Khawaarijta Al-shabaab, waxay soo saareen go’aanno ah ciddii salaanta ciidanka in la dili doono, go’aankaas ayaa ahaa mid lagu kala fogeynayo...

Codbixnta doorashada Madaxtinimada dalka Turkiga oo Bilaabatay.

Guud ahaan dadweynaha Dalka Turkiye ayaa manta u dareeray codbixin la doonayo in lagu doorto madaxweynaha iyo xildhibaanada baarlamaanka ee dalkaasi. In ka badan 64...

Ugu Akhris Badan