Wararka

Madaxweynaha Jubbland oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe+(SAWIRRO).

Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo goordhaw gaaraya Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa waxaa kusoo dhaweeyay madaxwaynaha dowlad goboleedka Puntland...

Shir looga hadlayay iska ilaalinta hadalada naceybka ah inta doorashada lagu jiro iyo ilaalinta Xorriyul qowlka oo Muqdisho ka dhacay+(SAWIRRO).

Kulankan  oo uu soo qaban qaabiyay Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ waxaa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya uu ka mid...

Dowladda Turkiga oo digniin u direy Jeneraal Khalifa Xaftar.

Wasiirka difaaca Turkiga Hulusi Akar ayaa sheegay in weerar kasta oo ay ku soo qaadaan maleeshiyaadka beriga Libya ee uu hogaamiyo janaraalka falaagada ah...

Wasaaradda Shaqada XFS oo hirgelinaysa xarunta Hal abuurka Shaqada iyo Horumarinta Dhallinyarada+Sawirro

Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta hal abuurka Shaqada iyo horumarinta dhallinyarada. Xarunta oo laga...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo saxiixay Xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha Soomaaliya+Sawirro

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha Soomaaliya ee...

Ugu Akhris Badan