Wararka

Xidigaha Xulka Galmudug oo afka ciidda u daray dhigooda Hirshabeelle.

Kulanka ka tirsan tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedkada oo ka soconaya magaalada Muqdisho ayaa waxaa galabta foodda is daray xulalka kubadda Cagta Koonfur...

Wasiirka Maaliyadda Galmudug oo tababar u soo xiray howl wadeenno kala duwan+(SAWIRRO).

Wasiirka Maaliyada Galmudug Farxaan Cali Maxamuud ayaa si rasmi ah u soo xiray kulan socday muddo labo cisho ah oo magaalada Dhuusamareeb ay kaga...

Wasaaradda Howlaha Guud oo kulan latashi ah oo ku aadan sharciga dhulka la yeelatay Golaha deegaanka Xudur+(SAWIRRO).

Wasaaradda Howlaha Guud ee Koonfur galbeed ayaa magaalada Xuddur ku daah furtay kulan latashi Dadweyne oo ku aadan sharciga dhulka oo ay Wasaaraddu horey...

100 Muwadiniin Soomaali ah oo dalka dib loogu soo celiyay+(SAWIRRO).

Boqol dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xanibnaa dalka Libiya ayaa lagu guuleystay in dalkooda Hooyo dib loogu soo celiyay, waxaana howshan is ka kaashaday dowladda...

Dhismaha waddada u dhexeyso Gaalkacyo iyo Hobyo oo gashay wajiga 3aad+(SAWIRRO).

Wajiga seddaxaad ee dhameestirka waddada xiriirisa magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo ayaa waxaa lagu bilaabay si isku tashi ah, waxaana lagu guuleestay 160KM  oo u...

Ugu Akhris Badan