Wararka

Cali Guudlaawe:-”Nimaankaan Khawaarijta ah waa jabeen,rafashadii ugu danbeysay ayey ku jiraan”.

-Madaxweynaha Hirshabeelle oo Labadii cisho ee la soo dhafay kormeer ku tagay furimaha ee dagaalka gobolka Shabeellaha dhexe oo sheegay in Khwaarijta dhawaan laga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa booqdey dhacdadii xalay ee la xariirta dhisma ka kooban dhowr Dabaq oo soo dumay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa booqday dhacdadii xalay ka dhacday Degmada Howl Wadaag ee la xariirta dhisma...

Taliyaha ciidan boliiska oo kormeeray ciidanka Darawiishta boliiska ee ku sugan degmada Cadale

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin oo ay wehliyaan Saraakiil kale, ayaa Maanta kormeeray Xerada Ciidanka Daraawiishta Boliiska Soomaaliyeed ee ku...

Maraykanka oo ka digay in Woqooyiga Kuuriya ay hub ka iibiso Ruushka

Afhayeenka amniga qaranka ee Aqalka Cad John Kirby ayaa sheegay in Maraykanku uu ka walaacsan yahay heshiisyada hubka ee dhexmari kara Ruushka iyo Kuuriyada...

Dad ku geeriyooday dhisme ku soo dumay magaalada Muqdisho

Dhismayaal iska ag-dhawaa oo ka koobnaa ilaa labo dhisme oo dhabaqayo ahaa ayaa ku soo dumay guri filo ah oo ay daganaayeen haweeney iyo...

Ugu Akhris Badan