Wararka

Wasaaradda Biyaha DFS oo biyo dhaamin u sameysay qoysas barakacyaal ah+(SAWIRRO).

Wasaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha DFS oo kaashaneeysa Hay’adda UNICEF ayaa bilaawday biyo dhaamin loo sameeynaayo qoysas barakacayaal ah oo ay saameeyeen daadadka iyo...

Wasiirka Gaashaandhigga oo booqday dhaawacyada Qaraxii argagixiso ee Gaalkacyo+(SAWIRRO).

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliye ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneral Cabaas Amiin ayaa waxay...

Qurbo-joog soomaaliyeed oo lagu abaal mariyay taakuleyn ay u sameeyeen qoyasas dan-yar ah.

Dhallinradan oo ku  nool waddamo ku kala yaalla qaaradaha Yurub iyo waqooyiga Ameerika ayaa waxaa ay ka soo jeedaan xaafadda Towfiiq oo ka tirsan...

Xanuun cusub oo ka mid ah Corona oo laga helay UK.

Guddiga xaaladaha deg dega ah ee dalka UK ee loo yaqaan Cobra, ee uu hogaamiyo Ra’isulwasaaraha  dalkaasi ayaa yeelanaya maanta oo isniin ah kulan...

Xeer illaalinta Qaranka oo soo geba gabeysay baarista Gal dac-wadeedka Hay’adda SAHAN RESEARCH.

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa soo gabo-gabeeyey baarista Gal-dacwadeedka Hay’adda SAHAN RESEARCH oo dowladda Soomaaliya horay uga mamnuucday inay Dalka ka shaqayso. Xeer-ilaaliyaha guud...

Ugu Akhris Badan