Wararka

Howlgal qorshaysan oo ay ciidanka xoogga dalka ka fuliyeen deegaanka Baraag Cali gaduud

Deegaanka Baraag Cali gaduud oo hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa howlgal qorsheysan ay ka sameyeen ciidamada xoogga dalka waxaa lagu dilay...

Dowladda Soomaaliya oo Khaarjisay Saddex horjooge sare oo Khawaarijta ka tirsanaa

Hawlgal gaar ah oo ay fuliyeen Ciidanka Qaranka iyo Ciidamada Difaaca Shacabka ayaa lagu dilay saddex horjooge oo mas’uul ka ahaa falalka diinta ka...

kulan ka dhacay dalka Qadar oo looga hadlay iskaashiga iyo wadashaqeynta labada Baarlamaan

Xildhibaan Maxamuud Axmed Aadan oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa kulan miradhal ah la qaatay Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Qatar Marwo Xamda Bintu...

Khawaarijta oo qarax Miino ku laysay dad Shacab ah deegaanka Ceel-lahelay

-Haweeney iyo labo Carruur ah ayaa ku geeryooday Qarax Miino oo maleeshiyada Khawaarijta ah ay ku qariyeen guri ay ku noolaayeen oo ku yaalla...

Guddoomiyaha D/Kaxda “Madaxda Galmudug iyo Hirshabeelle waxay heystaan fursad weyn oo ah in Madaxwaynihii dalka uu furimaha dagaalka kula jiro”.

Guddoomiyaha Degmada Kaxda  ee Gobolka Banaadir oo ka qayb galayay Barnaamijka Raad-raac oo ka baxa Telefishinka Qaranka C/laahi Sheekh ayaa sheegay in Khawaarijta ay...

Ugu Akhris Badan