Wararka

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Khaliif Haashim.

Kusimaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ahna Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland mudane, Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka tacsiyeeyay geerida allaha u naxariistee xildhibaan...

Iskuulada ku yaala Ismuulka Oromada ee Dalka Itoobiya oo bilaabay in ardayda ay baraan Af-Soomaali+(SAWIRRO).

Iskuulada ku yaala Ismaaulka Oromada dalka Itoobiya ayaa manhajkooda Waxbarashada ku kordhiyay barashada Af-Soomaaliga . Madaxda Waxbarashada Gobalka ayaa sheegay in arrintan ay qeyb ka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo madax kale oo ka qeyb galay kulan qado ah oo loogu sameeyay Garoowe+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magaaladda Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland uga qeyb galay...

Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee 2021 oo ay hore u soo ansixiyey Golaha Xukuumadda Federaalka,...

UK oo si rasmi ah uga baxday midowga Yurub sanadkan curtay ee 2021

Ku dhawaad 50 sano oo UK ay qeyb ka ahayd midowga Yurub ayaa xalay soo afjarantay kadib markii ay si rasmi ah uga baxday...

Ugu Akhris Badan