kulan ka dhacay dalka Qadar oo looga hadlay iskaashiga iyo wadashaqeynta labada Baarlamaan

Date:

Xildhibaan Maxamuud Axmed Aadan oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa kulan miradhal ah la qaatay Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Qatar Marwo Xamda Bintu Xasan Al-Salaiti.

Kulanka Xildhibaan Maxamuud iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Qatar ayaa looga hadlay iskaashiga iyo wadashaqeynta labada Baarlamaan ee Soomaaliya iyo Qatar, Qorshaha horumarinta dhaqaalaha dalka, sidoo kale Xildhibaanka ayaa Guddoonka Baarlamaanka Qatar la wadaagay dhambaal uu ka siday Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ahaa xoojinta xiriirka labada baarlamaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha SODMA oo kulan la qaadatay hay’adaha gargaarka iyo Ururrada samafalka gudaha Dalka.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Md. Maxamuud Macallin Cabdulle,...

Guddoomiye Kuxigeenka Golaha Shacabka oo Muqdisho Kusoo Dhaweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Nabadda.

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo soo xiray Shirweynaha 6-aad ee hal-abuurka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Shirka Golaha Wasiiradda oo lagu ansixiyay Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay...