Wararka

Aqalka Sare oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha Aqalka sare Senator Cali Shacbaan Ibraahim ayaa maanta guddoomiyeyay shir ay golahu ku ansixiyeen hindise sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta...

Howlgallada lagu ciribtirayo Khawaarijta oo dardar uga socda Jubbaland

Waxaa dardar ku socda howlgallada Khawaarijta looga xoreynayo deegaannada Jubbaland kuwaas oo ay wadaan ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland. Madaxda qaranka iyo kuwa...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame” Khawaarijtu qeyb ayay ka yihiin kororka abaarta ka jirta dalka,”

Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in Kooxda...

Shir looga hadlaayo deyn-cafinta Soomaaliya oo ka furmay Magaalada Nairobi

Waxaa maanta Magaalada Nairobi ka furmay shirka hannaanka dib-u-eegista 5-aad ee Barnaamijka deyn-cafinta Soomaaliya iyo hey’adda Lacagta Adduunka/Bangiga Adduunka. Shirkaan ayaa inta uu socdo waxaa...

Sacuudi Carabiya iyo Iran oo dib usoo celiyey xiriirka diblomaasi

Iran iyo Sacuudi Carabiya ayaa ku heshiiyey in dib loo soo celiyo xiriirkii go’ay 2016-kii, islamarkaana dib loo furo safaaradaha labada dal, waxaa sidaas...

Ugu Akhris Badan