Wararka

guddoomiye sheekh aadan madoobe oo shir guddoomiyey kulanka guud ee golaha shacabka bjfs.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 25-aad ee Golaha Shacabka. Ajandaha...

Guddiga gargaarka arrimaha xabsiga dhaxe ee xamar ee golaha shacabka  oo la kulmey gudoomiyaha gobalka Banaadir

Guddiga Gaarka ah ee Arrimaha Xabsiga Dhexe Xamar Golaha Shacabka BJFS ayaa kulan la-yeeshay Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho kulanka waxaa shir...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada Hoose

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka General Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa gaaray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose oo shalay Khawaarijta jab xooggan lagu gaarsiiyay. Taliyaha ayaa...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo daahfuray Mashaariicda Damal Caafimaad iyo COVID-19 Vaccination.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamsa Cabdi  Barre ayaa daahfuray maanta Mashaariicda Damal Caafimaad iyo COVID-19 Vaccination. Munaasabadda waxaa kasoo qeyb galay Wasiiro heer...

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Lugta oo shacabka ugu baaqay in ay ka fogaadaan goobaha Khawaarijtu joogto

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Lugta xoogga dalka General Cabduaahi Aadan Xuseen (Cirro ) ayaa Shacabka ay afduubka u haystaan Al-shabaab ugu baaqay in ay ka...

Ugu Akhris Badan