Wararka

Xukunka Xaasaskii Khawaarijta ee la qabtay iyagoo Gaari qaraxyo ku sida.

Kow iyo Labaatankii April sanadkan ayay ciidamada nabad-sugidda ku qabteen Number -50  Gaari Layla Calaawi ah oo Kuunya ka soo shiraacday, waxa uu waday...

Wasiiru dowlihii hore ee Amniga Farxaan Cali” Madaxweyne Xasan Sheekh waa u dhabar adeegay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Wasiiru dowlihii hore ee Amniga Farxaan Cali oo ka qayb galay barnaamijka Raadraac ee ka baxaa Telefishinka Qaranka ayaa ka hadlay dagaalka lagula jiro...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Xamsa Cabdi Barre,ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya Mudane Cabdalla Binu Saalim Al-Nuceymi oo ay...

Madaxa Wagner Prigozhin oo la sheegay in uu ku dhintay shil diyaaradeed

Madaxa ciidamada calooshood u shaqeystayaasha Ruushka ee Wagner Yevgeny Prigozhin iyo sagaal kale oo rakaab ah ayaa la sheegay inay dhinteen, kadib markii diyaarad...

madaxweyne xasan sheekh oo haweenka soomaaliyeed ku bogaadiyey doorkooda dagaalka dalka looga xoreynaayo khawaarijta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta...

Ugu Akhris Badan