Ra’iisul Wasaaraha XFS oo daahfuray Mashaariicda Damal Caafimaad iyo COVID-19 Vaccination.

Date:

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamsa Cabdi  Barre ayaa daahfuray maanta Mashaariicda Damal Caafimaad iyo COVID-19 Vaccination.

Munaasabadda waxaa kasoo qeyb galay Wasiiro heer Federaalka iyo heer dowlad goboleed, Xildhibaano Agaasimayaal, Xubna sare oo ka socday Hey’adaha Caalamiga ah ee ka shaqeeya Soomaaliya, dhaqaatiir daneeyayaashada Caafimaadka Soomaaliya, xubno ka socdah Dowlad goboleedyada iyo bahada Caafimaadka.

Mashaariicdan ayaa loogu talagaley in loogu faa’ideeyo bulsho waynta Soomaaliyeed ee u heelan in ay helaan adeeg Caafimaad, waxaana labadan Mashruuc ay ka mid yihiin mashaariicda waawayn ee sida aadka ah loo sugayey islamarkaana qeyb ka ah horumarinta Caafimaadka guud ee Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has returned to the...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed...