Wararka

Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Bacaadweyne

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor-Qoor ayna wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulkaadir Maxamed Nuur, Wasiir kuxigeenka Warfaafinta JFS Cabdiraxmaan Alcadaala iyo...

Xafiiska Hantidhowrka oo Faray masuuliyiinta gacanta ku haya Baabuurta Dowladda in ay soo celiyaan

Xafiiska Hantidhowrka guud ee Qaranka oo ka duulaya ilaalinta iyo maamul wanaagga Hantida dowladda waxa uu ku wargelinayaa dhammaan mas’uuliyiinta halkan hoose ku xusan...

WARBIXINTA TODDOBAADLAHA EE DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Taliye Ku-Xigeenka Xoogga Dalka u magacaabey General Maxamed Nuur Ufurow, isla markaana Taliyaha Ciidanka Lugta u magacaabey G/le...

Isra’iil oo ku dhawaaqday go’doominta Marinka Qasa

Isra’iil ayaa ku dhawaaqday inay gebi ahaanba go’doominayso Marinka Qasa, taasoo la micno ah inay ka jarayso cunnada, biyaha, korontada iyo dhamaanba adeegyada lagama...

Midowga Yurub oo ka laabtay hakinta gargaarkii uu siin jiray Falastiiniyiinta

Guddiga sare ee Yurub ayaa dhawaan ku dhawaaqay inaay joojinayaan gargaarka ay siiyaan Falastiiniyiinta, ka dib weerarkii dhaqdhaqaaqa Xamaas uu ku qaaday Israa’iil. Midowga Yurub...

Ugu Akhris Badan