Wararka

Xaflad lagu abaalmarinayay tartamayaashii kaalimaha hore ka galay tartan cilmiyeedkii Ramadaanka oo Muqdisho ka dhacday

Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacday xaflad weyn oo lagu abaalmariyey tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha hore ka galay tartan cilmiyeedkii bishii Ramadaan ay qabatay Warbaahinta...

In ka badan 700 oo ruux oo ku dhintay duqeymaha Israa’iil ee ka socda Qaza

In ka badan 700 oo ruux oo rayid ah oo ay ku jiraan 140-caruur ah ayaa la sheegay in ay ku dhinteen  duqeymaha Israa’iil,kadib...

Hawlgallo lagu beegsanayo Khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Jubbada Dhexe

Howlgallo lagu naafeeyey Khawaarijta oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa saaka laga fuliyey degmooyinka Bu’aale, Jilib iyo Saakow oo...

Howlgal lagu dilay 20-katirsan khawaarijta oo ka dhacay degaanka Shabeelloow ee koofurta gobalka Mudug

Hawlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa xalay laga fuliyay deegaanka Shabeelloow ee koofurta gobalka Mudug. Hawlgalka waxaa lagu...

Kulan looga hadlayay dardar dagaalka Khawaarijta oo lagu qabtay Baydhabo

Taliyaha Booliska maamul goboleedka  Koonfur Galbeed  G/ Sare Cabdi Ibraahim Shaamow ayaa shir gudoomiyay kulanka dar-dargelinta amniga Koofur Galbeed oo lagu qabtay magaalada Baydhabo. Waxaa...

Ugu Akhris Badan