Wararka

Dowladda oo bilowday dhismaha Waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar “SAWIRRO”

Dowladda Soomaaliya ayaa bilowday dhismaha Waddada  isku xirta Muqdisho iyo Jowhar, kaasi oo dib u dhis casri ah lagu sameynayo, isla markaana la saarayo...

Shirweynaha Waxbarashada Gobolka Banaadir oo la daah furay “SAWIRRO”

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ahna Guddoomiyaha maamulka iyo maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Cabduqaadir Maxamed Maxamud “Caanoboore” ayaa maanta daah furay shirweynaha Waxbarashada Gobolka Banaadir. Shirka waxa...

La xisaabtanka hannaanka Maaliyadeed ee Barlamaannada dalka oo laga hadlay “Dhageyso”

Dooddaan oo ay ka qeybgaleen Xildhibaanno ka kala socday Barlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa...

Natiijada Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka

بِسْمِ ٱللّٰهِ ٱلرَّحْمٰنِ ٱلرَّحِيمِ Sida aad lawada socotaan bishii 7-aad ee Sannadkii hore ee 2020-kii waxa soo bilaabmay doodda ku saabsan Nooca Doorashada Soomaaliya ee...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHIR UGU BAAQAY MADAXDA DOWLAD GOBOLEEDYADA IYO G/BANAADIR

  Muqdisho, Maarso 20, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 22-ka Maarso 2021 ku baaqay shir lagu dhammeystirayo dadaalladii iyo wadaxaajoodyadii...

Ugu Akhris Badan