Wararka

Wasiiirka Caafimaadka oo soo saaray wareegtada ku lifaaaqan qoraalkan Sharciyadda iyo Waajibaaadka Machadka Caafimaadka Qaranka.

Wasiiirku waxa uu farayaa dhammaan hay’adaha caalamiga ah iyo saraakiisha ay sida tooska ah ugu socoto wareegtadu, oo ay ka mid yihiin agaasime waaxeedyada...

Soomaaliya iyo Ingiriiska oo kala saxiixday heshiis iskaashi

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska kulan kula yeeshay Wasiirka...

Odayaal horay ula shaqayn jiray khawaarijta oo isu soo dhiibay ciidanka xoogga dalka

Cali Maqane iyo Axmed Cali Gadaf oo ka mid ahaa Odayaasha sida dhaw ula shaqeyn jiray Kooxda Khawaariijta ah ee ku sugan degmada Ceeldheer...

Israa’iil iyo Xamaas oo ogolaaday xabbad-joojin & isdhaafsiga maxaabiista

Israa’iil iyo Xamaas ayaa ku heshiiyey heshiis xabbad-joojin ku meel gaadh ah, oo wadada u xaareysa in la sii daayo ilaa 50 qof oo...

Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo magacaabay guddiyo muhiim ah

Guddoomiyeyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiyada saaxiibtinimada Baarlamaanka Soomaaliya iyo Baarlamaannada Shiinaha, Ciraaq iyo Isutaga imaaraadka Carabta.

Ugu Akhris Badan