Wararka

Wasiirka Awqaafta iyo Arimaha diinta oo xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaanada wacyi galinta Ciidanka

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta  iyo Arrimaha Diinta JFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa maanta xafiiska ku qaabiley hoggaanada siyaasadda iyo wacyigelinta ee Ciidanka Xooga Dalka...

Wasiirka Gaashaandhigga Kenya oo Kismaayo gaaray.

Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo ay weheliyaan Wasiirka amniga Jubbaland s/gaas Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal, Taliyaha...

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo Muqdisho ka dirtay Markab sida Shixnad gargaar ah.

Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaliyeed ee SoDMA ayaa Maanta oo axad ah dakedda Muqdisho waxa ay ka amba-bixisay Markab wada shixnad gargaar raashin ah...

Wasiirka Arrimaha gudaha XFS oo maanta guddoomiyey kulan looga hadlayey shirka guud ee wasaaradda.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta guddoomiyay kulan guud oo ay kasoo qeybgaleen Agaasime waaxeedyada iyo...

Ciidanka Amniga Jubbaland oo Howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka sameeyey Beledxaawo.

Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ee ka howlgala degamda Baladxaawo ayaa saaka sameeyay hawalgal guud oo lagu xaqiijinayo amniga degmada Baladxaawo ee Gobolka...

Ugu Akhris Badan