Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka telefoonka kula hadlay Amiirka dalka Qatar, Amiir Tamiim Binu Xamad oo ay ka wada hadleen...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka telefoonka kula hadlay Amiirka dalka Qatar, Amiir Tamiim Binu Xamad oo ay ka wada hadleen...

Shacabka Muqdisho oo isku soobaxay ayaa dareenkooda ku muujiyay garoonka ciyaaraha ee enjineer yariisow.

Dibadbax balaaran oo uu soo aggaasimay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho kaas oo kasoo qeyb galeen Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda” Taako ka mid ah dalka Ethiopia ma qaadan karto”.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka hor jeediyey Baarlamaanka, waxaanu si adag uga hadlay faragelinta gurracan ee ay Itoobiya ku...

Dowladda Soomaaliya oo go’aan adag ka istaagtay xadgudubka dowladda Ethiopia.

Golaha Wasiirrada Xukuummadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya shirkiisa aan caadiga ahayn ee lambar: SHGW058.01.2024 ee qabsoomay 02 Janaayo 2024, uuna shir guddominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaadda...

Guddoomiye kuxigeenkii hore ee Aminga dagmada Deyniile oo ka bad-baaday kharax Miino 

Kooxda Khawaarijta ah ee AS,ayaa goordhoweed Qarax Miino la beegsatay Guddoomiye kuxigeenkii hore ee Amniga Dagmada Dayniile Abdulkhaadir Ali Faracade. Guddoomiyaha oo marayay jidka Warshadaha...

Ugu Akhris Badan