Wararka

Madaxweynaha JFS oo gaaray dalka Jabuuti

adaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha...

GOLAHA WASIIRRADA OO SOO DHAWEEYEY GO’AANKII QM EE QAADISTA CUNA-QABATAYNTA HUBKA EE SOOMAALIYA

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay guushii taariikhiga ahayd ee qaadista cuna-qabateynta hubka, amniga dalka,...

In ka badan 33 Khawaarij ah oo lagu dilay Galbeedka xarardheere.

In Ka badan 30 Khawaarij ah ayaa lagu dilay howlgal qorsheysan oo Ciidanka deegaanku saaka ka fuliyeen deegaan dhanka Galbeed kaga beegan degmada Xarardheere...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo la taliye u magacaabay Agaasimihii hore ee Madaxtooyada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud in uu noqdo Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dastuurka oo...

Naadiyaasha Kubbada Cagta ee Dekadaha iyo Gaadiidka oo u safray magaalada Baydhabo

Naadiyaasha Kubadda Cagta Dekeddaha iyo Gaadiidka ayaa maanta u safray magaalada Baydhabo, halkaasi oo taariiqda markii ugu horaysay lagu ciyaarayo koobka Super Cap-ka Soomaaliya...

Ugu Akhris Badan