Wararka

dagaalka gaza Dhimashada ayaa ku dhow 28,000 iyadoo weerarka Rafah uu sii socdo

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil ayaa ku amray militariga inay dejiyaan qorshe labada dhinac rayidka looga saarayo Rafah iyo la dagaalanka Xamaas, iyadoo ergayga Qaramada Midoobay...

Madaxweyne Xasan oo kulan la qaatay culumada Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatashi ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, ayaa uga warbixiyey mudnaanta uu siinayo...

Cadale: Xarummo loogu talagalay adeegyada bulshada oo laga hirgaliyay Ceel Xaashi

Masuuliyiin ka socday wasaaradda waxbarashada Hirshabeelle, Goddoomiyaha Degmada Cadale, Muuse Maxamed Fareey ,saraakiil , Ganacsato iyo hoggaamiyaasha bulshada ayaa ka qeybgalay xafladda dhagax-dhigga goobo...

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhanka difaaca iyo dhaqaalaha ah

Wasiirrada Difaaca Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo dhigiisa Turkiga Yasar Guler  ayaa maalinimadii shalay Magaalada Ancara ku  kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhanka difaaca...

Wasaradda Awqaafta XFS oo shaacisey Jaangoynta sicirka xajka ee sanadkaan

Wasaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo saartay qoraal ku saabsan  qiimaha ay ku xajin doonaan xujeyda Soomaaliyeed ee sankaan 2024. Qoraalkaan oo ku socday...

Ugu Akhris Badan